Farah Garane

(Af-Carabi: فارح كارني; Af-Ingiriis: Farah Garane Af-Soomaali: 'Faarax Gaarane') waa Somali Socialist. Waxaa Uu Kamid yahey Dhasha Ree Garane Fatule Ree Gaarane Faatule

Waxaa u Kudhashey Deegaanka Jalalaqsi, ee Gobolka Hiiraan, ee Dalka Somalia sanadii 20 july 1993 iyadoo ay xiliyadaas Dalka Kasocde dagaaladii Sokeeye ee dalkii hareeyey illaa maantana kasii socda.

Waxaa Adkaatey kunoolawnshiyah Dalka Somalia Waxaana Suurtogal Unoqotey In ay Kasoo Hayaamaan Somalia Iyagoo Soogalay Dhulka Soomaalida Ethiopia Gaar ahaan Gobolka Gode ee Ismaaamulka Dowlad Deegaanka Soomaliyeed ee Ethiopia iyadoo Uu halkaa kabilaabey Waxbarashadii oo ay iigu horeysey dugsi Qur’aamka kariimka Lagu Barto sanadii 1998 Isla sanadii xigteyna ee 1999 Waxaa u kamid noqdey ardeyda wax kabarato dugsiga Hoose/Dhexe ee Ugaas mashkooke ee Gobolka Gode.


Halkaa waxaa Ooga Bilaabatey Nolol xiisa badan walloow Usan garanjirin nolosha dhabta ah iyo meesha ay sal-saar lalaadahey.

Iyadoo uu Halkaa Kuqaatey Nolol aad Uqurux Badan Oo kudhisnayd Farxad, Xiiso aan dhamaad laheyn, midaas oo wakhtiyada qaar Usan Garan jirin xiliga waagu u dilaacey iyo xiliga ay cad ceedu dhacdey.

Waxa Una halkaaa kasii wadey waxbarashadii iyadoo sanadkii 2006 Dugsiga dhexe ee Ugaas mashkooke Kaqeyb Galey Sanad Dugsiyeedkii Wakhtigaas, sanadii xigteyna u usoo wareegey Galaaska 7aad sandii 2007 isla sanadkaasna waxa u fursad uhelay in Uu sanadkaas Gudihiisa U laba Fasal Uu wax uga barto.

Waxa una Kunaloonayay in ay U suurto Gasho mid kamid ah Riyooyinkiisii, Waxa Una natiijo fiican kasoo hoyey dugsiga.

Dugsiga Hoose/dhexe ee Ugaas Mashkooke Waxaa Uu Kamid Noqdey Ardeydii Ufariisatey Sanad Dugsiyeedkii 2008 ee Dugsiga sare ee gobolka Gode Gode Hight School Sanadii

xigtey ee 2009 Waxaa Uu Uga Gudbey Galaska 10aad.

Waxaana timid natiijadii Galaaska 10aad ee aan uga gudbi lahaa Galaaska 11aad ama Parperotery
More information: Gode, Dadab ...
  • 21. Avi De Janeiro Luanda, Angola
  • JoinedMay 27, 2015


Following

Last Message
farahgodey farahgodey Jun 08, 2015 10:20PM
hu
View all Conversations

Stories by Farah Garane
1 August Bilowga Qoraalki by farahgodey
1 August Bilowga Qoraalki
Safarkii Angola wuxuu Iskugu soo Biyo Shubtey Shaqo Dukaan (Cantin)
Noloshii Gode Gacalo by farahgodey
Noloshii Gode Gacalo
Gode waa Magaalo Soomaaliyeed Waana Magaalada 2aad ee Ugu Weyn Dowlad Deegaanka Soomaliyeed ee Ethiopia
ranking #595 in ali See all rankings
1 Reading List