Start Reading
Description
3 wiil saxibo ah kuwas oo hooyoyinkoda jecel iney guursadan iyo...... 3 gabdhod saxibo ah kuwaasoo u dhaqma sida iney wiilal yihiin oo kale . . . . . . . . Jhope&hannah Jimin&reena Taehyung&miimi . . . . . . . Funny Romance . . . . . > "Sheekadan 'Funny Couples' waa curis maskaxdayda ka yimid, oo aan si gaar ah u sameeyey. Ma ahan mid aan ka soo guuriyey meel kale, mana lahan cid kale oo sheegan karta. Fadlan xushmee shaqada qoraaga." . . . . . . . . . Qoraa: Almaaz
1
Continue Reading on Wattpad
