Danbigaa yaa iska l...
By Muna-feiaz48
95
5
2
  • Short Story

Description

Sual ayaa igu soo dhacday walina aanan u hayn Jawab hadaan is dhaho jawaabna. Aanan jawaabta hubin. Suaashu waxay ahyd Habeenka Arooska ee ay gabadha ka wareegayso aqalkooda ee ay u wareegayso aqalkeeeda waxay iska jeceshahy in habeenkaasi noqdo habeen ayada ka farxiya xataa kaligeed maaha ee waxay ka fakartaa in ay saameeyn ku jeelato deegaanka ay dagantahy oo dhan. Oo subaxa marka la soo kaco suuqa ayada laga hadal hayo ( hadal hayntaasina ay noqoto mid farxad iyo arooska wacdarihiisa lagaga sheekeeyo) hadaba inanta ku fakaraysa in ay farxad galiso qof kale waliba farxad galintaa ay farxad galinayso waa in ay ahataa 1: in ay isa soo qaawiso ha isa soo qaawisaa ninkasta oo aan muxrim u ahyn uuu arko cawradeeda Dumarkuna wa cawro waana ogsoonahy 2: in ay muusik shido si ay dadku ugu raaxaystaan iyo shaydaanka oo habeenkaa hogaanka musika iyo faaxishada hormuud ka ah 3: rag iyo dumar aan muxrim isku ahyn ay isku arkaan 4: dumar badan iyo rag badan oo is qaba khilaaf halkaa ka dhasho

Danbigaa Yaa Iska Leh (part 1)

Continue Reading on Wattpad
Danbigaa...
by Muna-feiaz48
95
5
2
Wattpad