Baariyeyy15
- Reads 806
- Votes 174
- Parts 9
Waxay ku saab santhy gabar jeclanayso gacan yarahay aabaheed kaas oo aan lahay wax waalid ah ama famile ah waan kaligiis waxana soo koriyey ninka uu uyhy gacan yaraha
Zoya:asiga aniga maaqan waxa an ku jecladay lkn waxa uu u egyahay mid aan ku farxo aragtadiisaa markaan arko wax aan dareema xasalooni iyo farxad aan aqoon meesha ay katimaday haa asiga waan jeclahay ❤️
jk:waxaana jecladay ruux aan waligey heli doonin mxaa yelay aniga malihi famile aabaheedna iima ogala ayada lkn wax aan qiranaya inan iyada u qaday jecayl xaddhaaf ah kaas oo aan wax walbo usamayn karo iyada dardeed xitaa haday iga soo horjeestan dadka dunida ku noo oo idil haa waa jeclahay iyada ❤️🩹🔐