Emmie__z34
- Reads 2,590
- Votes 666
- Parts 16
sheekadan wee iga deleted matay gacanta iiga dhacdey marka kala 7 qeyb ee baxdey marka inta ayan ku sii wadena madama iga codsaten inan sii wado iska dhafa islaha lkn waa sii wada hada rabtiin
Sheekadan dad badan ayaa isoo weydiinayo qaabka hore ee eheed madama uu bilowga iga delete matay lkn 7 episode ee hore ma ahen kuwa xamaasad leh sheekadana waxa ay ku saabsantahay
Roa waa xaaska hore ee jimin ayado 14 jir ayuu guursadey walibo mid qasab ah lkn marka ay 16 sano gaartey waxa ay ogaatay in ay uur leedahay weyna ka baxsatey oo hooyadiisa ayaa caawisay hadana waxa ay soo laabatay ayado wadato 2 caruur oo mataano ah jay iyo yn 7 qeyb ee maqan kaliya waxa ay aheyd roa oo shirkadda jimin model cusub ka ah ayado anan fahansanen in uu ogyahy in ay tahay xaaskiisa lkn isaga wuu fahmay oo daba gal ayu ku sameeyay lkn hore kama dhibaaten waxna uma geysan marwalbana si ka duwan dadka shaqaalaha ayuu ula dhaqmayay waa intaas un qeybaha baxey ok jay iyo yn waa caruurta jimin hada ayuu ogaadat